Xubno kale oo iska casilay guddiga doorashada Maamulka K/Galbeed

Guddoomiye ku-xigeenkii guddiga doorashooyinka Koonfur Galbeed Mahad Mohamed Ciise ayaa ku dhawaaqay inuu iscasilay. Talaabadan oo nah mid ku cusub siyaasada dalka ayaa timid markii wax yar ka hor uu sidoo kale is casilay Guddoomiyihii guddiga doorashada. Warar soo baxaya waxay sheegayaan inuu sidoo kale iscasilay Xildhibaan Xasan Black oo ka mid ahaa Xubnaha Guddiga … Continue reading Xubno kale oo iska casilay guddiga doorashada Maamulka K/Galbeed